Maareeyaha Hayadda isgaarsinta Qaranka ayaa guddoonsiiyay shirkada diyaardadaha ee Halla Airlines Rukhsadda hirarka (Radio Frequency License), Rukhsadan ayaa Shirkadda Hala airlines u fududeyn doonta helidda Taargada ay uu qoondaysay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaliyeed.
- June 5, 2021
- Uncategorized
- NCA
- 0 Comments